Paun British / Dolar A.S.
Panjang

Gbpusd long

37
GBPUSD ka dib jawiga doorashada ma cado sida wax noqon karaan, sida muuqato resistance line wuu ka hoos maray haddi oo hoos u socod sii wado wuxuu gaari karaa Fibonacci level 0.5 oo ku beegan 1.284,
dhinaca kale indicators sida RSI iyo Stoch Daily h4, iyo h1 waxay tilmaamayaan in GBPUSD oo uptrend kor u kacaayo, dhinaca kale MACD wuxuu sheegayaa bears ka dhamaatay tabarta hoos wax badan u sii socon karin.
aniga waxaa u badina in GBPUSD week gaan kor u soo kici doono gaari doono Fibonacci level 0.7861 ku beegan 1.3265

Penafian

Maklumat dan penerbitan adalah tidak dimaksudkan untuk menjadi, dan tidak membentuk, nasihat untuk kewangan, pelaburan, perdagangan dan jenis-jenis lain atau cadangan yang dibekalkan atau disahkan oleh TradingView. Baca dengan lebih lanjut di Terma Penggunaan.